Daawo Sawirro cusub oo laga soo qaaday Qaraxii Muqdisho iyo Al Shabaab oo ka hadashay

Qarax aad u xoogan oo khasaaro kala duwan dhaliyay ayaa  barqadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Baar Italia oo ku dhaw xarunta Ganacsiga Muqdisho Mall oo ku taala Suuqa Degmada Xamar Weyne. Sida aan Wararka ku helnay qaraxa ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxa uuna gaariga ku qarxay goob … Continue reading Daawo Sawirro cusub oo laga soo qaaday Qaraxii Muqdisho iyo Al Shabaab oo ka hadashay